Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo kulan xasaasi ah ku leh Magaalada Muqdisho

Golaha Wasiirada Xukuumada federaalka Somalia ayaa goor dhow waxaa uu shir uga furmay xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho, shirkan ayaana la filayaa in looga hadlo arimo kala duwan. Shirkan oo ah kii todobaadlaha ahaa ee golaha Wasiirada ayaa waxaa guddoominaya Ra’isul Wasaaraha Xukuumada federalka Xasan Cali Khayre. Wararka ayaa sheegaya in kulankan looga hadlayo qodobo … Continue reading Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo kulan xasaasi ah ku leh Magaalada Muqdisho